Xildhibaano goordhaw lagu doortay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa saakay ka socota doorashada Xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursiga tirsigiisu yahay Hop099  ayaa loo doortay Axmed Madoobe Nuunow oo katirsan Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed waxa uuna helay 75-cod halka musharaxii la tartamayay Cabdinasir Ibraahim Aadan isna helay 25-cod. … Continue reading Xildhibaano goordhaw lagu doortay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)